Cali C/qaadir Faarax oo kahor yimid xil ka qaadis maanta lagu sameeyay 

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar dabageed ayaa maanta shaqada ka joojiyey Duqii magaalada Baladweyne Cali C/qaadir Faarax (Sandheere) iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulka gobolka. Yuusuf Dabageed ayaa ku eedeeyay Duqa magaalada Baladweyne iyo masuuliyiinta kale uu xilka ka qaaday in ay sameeyeen musuq maasuq iyo sidoo kale iska horkeyn bulshada Baladweyne. Duqa magaalada Baladweyne Cali … Continue reading Cali C/qaadir Faarax oo kahor yimid xil ka qaadis maanta lagu sameeyay